Banki soo diiday inuu shaqaaleeyo Shaqaale Qaraabo dhow Yihiin Wasiirka Maaliyadda !!(Aqriso Waraaq Cadayn ah)

Bankiga Horumarinta Africa ayaa Waraaq uu soo gaarsiiyay Wasiirka Maaliyada Mduane C/raxmaan Ducaale Beyle ku gacan sayray inuu shaqaaleeyo Shaqaale la shegay in ay  qaraabo dhowyihiin Wasiirka. Sida Ku cad Waraaqda diidamada ah ayaa Wasiirka Maaliyada C/raxmaan Ducaale Beyle Horay ugu Codsaday in shaqaysiiyaan dhalinyaro oo ku sheegay in aya yihiin shaqaalaha dowladda laakin Gadala … Continue reading Banki soo diiday inuu shaqaaleeyo Shaqaale Qaraabo dhow Yihiin Wasiirka Maaliyadda !!(Aqriso Waraaq Cadayn ah)